Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ musharax madaxweyne mudane farax cali shire/isbedel muuqda ayaan ka samaynayaa puntland.

   Musharaxa madaxweynaha puntland mudane Farax Cali Shire oo waraysi siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugu dheeraaday sababaha ku dhaliyey inuu Madaxweyne isu sharaxo 2019ka puntland.Sidoo kale wuxuu ka hadlay qorshahiisa waxqabad  haddii uu ku guuleysto Madaxtinimada puntland ,Sida ilaalinta midnimada dadka iyo dhulka puntland,horumarinta dhaqaalaha iyo kaabayaasha dhaqaalaha labadaba.,iyo arimo badan oo kale oo aad waraysiaga ka dhex heleysid.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *