Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ abwaan mowliid xasan curjin heesta( barbar) iyo suugaan kale ee uu sameeyey

Waraysigan Abwaan Mowliid Xasan Curjin oo ah Abwaanka tiriyey Heesta caalamka qabsatay ee BARBAR wuxuu siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan.Sidoo kale abwaanku wuxuu nooga waramay heesaha kala duwan ee uu sameeyey ayna qaadaan Fanaaniinta somaliyeed . Wuxuu kaloo nooga waramay wakhtigii uu ku soo biiray hal abuurada somaliyeed,isaga oo tiriyey heeso Wadaniya iyo heeso jacaylaba iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood.

.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *