Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan c/qadir shiikh jengeli,siyaasadda arimaha dibada somaliya,xiriir u jarida dalka guinea ,dowlada feralka iyo galmudug

   Waraysigan oo macluumaad badan xambaarsan waxaa Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan siiyey Aqoonyahan C/qaadir Shiikh Jengeli.Waxaysiagan oo aanu Aqoonyahanka kaga waraysanay Isbedelada ka muuqda Siyaasada Arimaha dibada ee Dowlada Federalka

sanadahan dambe ,U jarida xiriirkii dublamaasi ay dowlada federalku u goysey dalka Guinea iyo siyaasadeeda ku aadan dalalka kale ee faragelinta ku haya Somaliya,

Sidoo kale Aqoonyahanka waxaan wax ka weydiiney Xaalada maamulka Galmudug iyo dowlada federalka oo u diyaarinaysa doorasho iyo dib u heshiisiin iyo arimo kale oo dhowra

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *