waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble / waxqabadka hay’ada hooyada iyo dhalaanka ee basra farax fund .
| Q1aad. Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu warbixin dheer ka siiyey dadweynaha Somaliyeed Waxqabadka iyo taageerada ay Hay’ada Basra Farax fund (Basra Farah Fund for women and children) ay u qabato Hooyooyinka iyo Dhalaanka Somaliyeed meel kasta oo ay kaga nool yihiin dhulka dadka somalidu degaan.
Sidoo kale Aqoonyahan Faysal Cabdi Roob waraysigan wuxuu kaga hadlay sida uu ku yimid Magaca Hay’ada iyo dadka isu xilqaamay in ay hirgasho Hay’adani .Sidoo kalena wuxuu ku dheeraaday deegaanada ay wax ka qabatay ilaa intii ay hay’adu jirtey.
Q 2aad.Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble Waxaa su’aalo toosa weydiiyey dhegeystayaasha Golaha1960 iyo Dadweyne kale si ay wax uga ogaadaan Waxqabadka Hay’ada Basra Farax Fund iyo horumarka ay higsaneyso hay’adu mustaqbalka.
Q 1aad
Q 2aad
Weriye. Dhegood
Golaha1960.com Saadaalnews.net.Puntlandes.com,allsanaag