Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan maxamud c/qadir cumar ,xaalada jubaland doorashada ka hor iyo ka dib ,faragelinta dowlada federalka,madaxweynayaasha kala duwan ee jubaland iyo arimo badan oo xaasaasi ah.

  Waraysigan aanu la yeelanay Aqoonyahan Maxamud Abdulqadir Cumar oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee Somaliya . Waraysigan oo aanu diirada ku saarnay xaalada Jubaland ka hor doorashadii muranku ka dhashay  iyo  ka dib doorashadaas, ee dhinacyada nabadgelyada ,ganacsiga caafimaadka waxbarashada iyo isku xirnaanta maamulka iyo shacabka  Jubaland

Sidoo kale Aqoonyahan Maxamud Cabdulqadir waxaanu ka waraysanay jidkii dheeraa ee muranka dhaliyey ee ay soo martay doorashadii ka dhacday Magaalada kismaayo laguna doortay Axmed Islaan iyo diidmadii dowlada Federalka Somaliya ee doorashadaasi saamaynta ay ku yeelan doonto mustaqbalka Jubaland iyo arimo kale oo badan

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *