Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi warsame oo ka hadlay mooshinka ,d p world,faragelinta dowladaha shisheeye

    Waraysigan oo xambaarsan arimo xasaasiya oo Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullahi Warsame siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ahna Websaydhada ugu xaqiiqada badan .Garyaqaanku wuxuu ka waramay moshinka Jawaari iyo is qabqabsiga Baarlamaanka,go’aanka ay dowlada iyo Baarlamaanka ka qaateen Shirkadaha iyo Dowladaha Shisheeye sida D P WORLD,sidoo kale Garyaqaanku waxuu ku dheeraaday Faragelinta ay dowladaha shisheeye ku hayaan dalka Somaliya sida dowlada iyo arimo kae oo badan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *