Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ danjire khalid cabdalla , xiriirka jamacada carabta iyo somaliya ,qaababka diblamsaasiyadeed ee dalalka aduunka ,kiiniya iyo somaliya

 Waraysigan uu siiyey  Danjire Khalid Cabdalla Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay xiriirkii dalalka carabta iyo Somaliya oo gaadhey ixtiraamka dalal la siiyo kii ugu sareeyey wakhtigii aan dowlada lahayn iyo markii aynaan dowladnimada helin ka hor.,balse wuxuu xiriirkaasi isbedeley markii  dowladeenii burburtay taasi oo salka ku haysa iyadoo wasaarada arimaha dibada iyo safaaradahaba ay ka shaqeeyaan dad aan aqoon u lahayn shaqada ay qabanayaan.

Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay sababaha ay wadamadu xiriirka ku samaystaan iyo shaqada ay qabtaan diblamaasiyiintu .       —  Xiriirka Somaliya Kiiniya u jartay iyo faiidooyinkaay kiiniya ku waayeeyso xiriirkaasi loo jaray  dhinaca dhaqaalaha iyo isu socodkaba.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *