Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Yasin salax ducale , barnaamijka kaftanka siyaasada, qaybta qosolka ee barnaamijka iyo socdaaladiisii som—

Waraysigan aanu la yeelanay Yasin Salax Duale ( kaftanka siyaasadda) wuxuu kaga hadlay socdaalka uu dalka Somaliya ku tago iyo qaababka uu uga hadlo waxyaalaha uu ku doorto,  Qaybta ballaaran ee uu ku leeyahay Barnaamijka Kaftanka Siyaasada iyo sababta keenta iney dadku aad u xiiseeyaan(( QOSOLKA BARNAAMIJKA DHEXDIISA )  Qoraalada uu had iyo jeer kaga hadlo Puntland waxa ay salka ku hayaan,

Waraysiga oo aad u xiisa badan qosol iyo kafatan badanina ku jiraan , Yasina  kaga hadlay macluumaad aad u badan ha moogaanina, wuxuuna noqon doonaa waraysi taariikhda geli doona.

Weriye Dhegood

 

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *