Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ dr maxamud xuseen cigeh oo ka mid ah madaxda bankiga horumarinta afrika ayaa waraysi siiyey golaha1960.

sawirka golahaWaraysigan uu Dr Maxamud Xuseen Cigeh siiyey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed  ,wuxuu aad ugaga hadlay shaqada uu qabto banku ,sida uu ula shaqeeyo wadamada xubnaha ka ah iyo kuwa aad xubnaha ka ahayba.

Sidoo kale waraysigan Dr Maxamud Xuseen  wuxuu ku sharaxay mashaariicda horumarineed ee bangigu Somaliya ka wado oo aad u badan,deymaha bangigu somaliya ku leeyahay,iyo guud ahaanba sida uu bangigu ula shaqeeyo dowladda somaliyeed iyo mashaariicda uu dowlad goboleedada ka wado.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *