Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ ex xildhibaan cabdibare jibriil,hogaan xumada dowlada federalka ,isqabsiga dowlad goboleedada iyo federalka ,dib u dhaca iyo baarlamaan xumada, faragelinta dowlad goboleedada isu dhiibida dowlada itoobiya.

  Waraysigan oo Ex Xildhibaan Cabdibare Jibril  uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay Ex xildhibaan Cabdibare Jibriil,hogaan xumada dowlada federalka ,isqabsiga dowlad goboleedada iyo dowlada federalka ,dib u dhaca ku yimid Amniga  iyo baarlamaanka 10 aad oo gabay shaqadii ay lahaayeen  iyo laxisaabtan la’aanta dowlada, faragelinta dowlad goboleedada ay ku hayso doorashooyinka dowlad goboleedada,  isu dhiibida dowlada Itoobiya iyo dhamaan heshiisyadii dowlada Itoobiya lala galay oo aan marnaba Baarlamaanka iyo dadweynaha Somaliyeed lala wadaagin. I sagoo aad u  taageeray dadka mucaaradka dowlada ku ah arimaha ay ka hadlaan iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *