Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ garyaqaan/ismacil cali maxamed, oo ku guuleystey baarlamaanka gobolka ohio ee dalka maraykanka.

 

Waraysigan uu siiyey Garyaqaan Ismail Ali Mohamed ,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga waramay guushii uu hormuudka u ahaa ee dadka Somalidu ka soo hooyeen tartankii u dhexeeyey xisbiga Dimuqraadiga  ee Gobolka Ohio , kaasi oo loogu tartamaayey Baarlamaanka aqalka hoose ( golaha shacabka ) ee gobolkaasi qofka ku meteli doona xisbiga Dimuqraadiga ah doorasha dhici doonta bisha Novembar/2022. . Waraysigan oo Garyaqaan Ismacil Ali Maxamed kaga waramay waxqabadkiisa bisha Novembar ka dib, iyo arimo badan oo kale——-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *