Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ kornayl warsame ibrahim isaaq,khilaafka jubaland iyo dowlada federalka,ciidamada ay dowlada federalku ay u tababarayso iney ku dhibaatayso jubalada.

        Waraysiaga uu siiyey Golaha1960 Kornayl Warsame Ibrahim Isaaq waxaanu kaga waraysaney sababaha keenay khilaafka u dhexeeya Maamulka Jubbaland iyo Dowlada federalka  somaliya ,Madaxweynayaasha faraha badan ee jubaland lagaga dhawaaqay iyo xaalada guud ee magaalada Kismaayo,    Sidoo kale Warsame Ibrahim Isaaq wuxuu ku dheeraaday ka waranka ciidamo la sheegay iney dowlada federalku ku tababarayso Degmada Baardheere si ay ugu  dhibaateeyaan maamulka jubbaland iyo dadka walaalaha ah dhexdooda.

Weriye Abwaan Maxamed

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *