Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ wasiir hore cabdi guuleed ,ilaalinta hawada ,lasocodka diyaaradaha iyo diyaaradii dhowaan timid magaalada kismaayo.

            Waraysigan aanu la yeelanay Ex wasiir Abdi Guuleed oo aqoon dheeraada u leh kuna takhasusay dhowr  aqooneed oo kala duwan sida; duuliye sare oo diyaaradaha waaweyn ,raadaarada  lagula socdo diyaarada  iyo  shaqada ay qabato hay’ada hawada iyo diyaaradaha hawada maraya)   waxaanu si xog-xogaalnimo ah uga waraysanay shaqada ay qabato hay’ada u qaabilsan hawada somaliya ,siyaabihii lagu ilaalin jirey lagulana socon jirey diyaaradaha dalka soo gala , Sidoo kale waxaanu ka waraysaney Diyaarad dhowaan timid magaalada Kismaayo kana soo duushay dalka kiiniya iyo wadada ay dowlada somaliya u waajihi karto sharci ahaan iyo xaalada diyaaradaasi sida ay ku dambayn doonto

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *