waraysi/ prof: axmed maxamud ismacil ,sida ugu haboon ee dad iyo dalba lagu badbaadin karo,faragelinta shisheeye iyo wax ka qabashada baahida dowlada
|Waraysigan uu siiyey Prof: Axmed Maxamud Ismacil uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,oo ka duwan waraysiyadii aanu aqoonyahanada kale aanu la yeelanay ,Prof:Axmed Maxamud Ismaacil wuxuu kaga hadlay Waxyaalaha aasaaska u ah dhibaatooyinka mudada dheer ku habsatey Dadka iyo dalka somaliya ayna u dhismi weydey Dowlad wanaagsan oo dadka iyo dalkaba metesha kana saari karta dhibaatooyinka haysta ee Amni xumida,dhaqaala xumida iyo waxqabsasha la’aanta .
Sidoo kale wuxuu ka hadlay siyaabaha looga gudbi karo faragelinta ay wadamada shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo wadada laga rabo in ay dowlada somaliyeed u marto xalinta faragelintaasi.( U A E) iyo wadamada kaleba. iyo arimo badan oo kale aadna u muhiima.
Weriye Dhegood