Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ musharax siciid cabdikarin(siciid boston) oo u sharaxan city councilka magaalada boston ee dalka maraykanka

   Waraysigan aanu la yeelanay Musharaxa city councilka Magaalada Boston ee dalka Maraykanka Aoonyahan Siciid Cabdikariin ( Siciid Boston) waa aqoonyahan somaliyeed oo jamacada Harvard Macalin ka ah.  kaasoo Waraysigan kaga warbixiyey Sababta ku kaliftay inuu u tartamo Mid ka mid ah Afarta xubnood ee ugu muhiimsan ee u taliya Magaaladaasi Boston oo city councilkeedu yahay 13 xubnood.

Sidoo kale Musharax Siciid Boston wuxuu sheegay inuu wax weyn ka qaban doon baahida Guryaha ,waxbarshada, iyo arimo badan oo kale oo baahiyo ah oo ka jira magaaladaasi una baahan yihii dadka danyarta ah ee ku nool magaaladaasi.

Weriye Dhegood    857 277 3246 dell Axmed Cilmi

,

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *