Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble, labaatan(20) sano ka dib carta maxay dowladnimada somaliya u hanaqaadi weydey waa maxay sababaha—-

   Waraysigan oo xambaarsan warbixin MUHIIMA oo uu Aqoonyahan faysal Cabdi Rooble  siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu ku balbalaariyey wadadii dheerayd ee loo soo maray dowlad raadintii Somaliya iyo bilwgii dowladnimada Somaliya iyo qaybihii ka dhinaa wakhtigaasi dowladnimada la helay dhismaheedii.

Aqoonyahan faysal Rooble wuxuu sheegay arimaha ugu muhiimsan ee dowlad laga rabo ayna tahli kari waayeen dowladihii kala dambeeyey 20kii sano ee ugu dambeeyey  kuwaasoo awood u waayey iney yeeshaan wood ay dalka oo dhan ku hanato, baahiyihii bulshada oo ay dobooli kari waayeen, midnimadii iyi isjacaykii  Somalida ka dhexeesey oo ay midka isku ahaayeen oo baaba’ay ,dowlada lagu dhisayo qabyaalada 4.5ka , hagaamiyayaasha iyo howlwadeenada dowlada xilalkooda loo magacaabo oo aan aqoon dowladnimo lahayn iyo dhibaatada ugu weyn oo ah gacan hoorsiga dowladaha kale ——iyo arimo badan oo kale

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *