waraysi/ prof warsame xasan cali (electrical & computer engineering) ayaa golaha1960 uga waramay sida looga faaiidaysan karo engineering ka
|Pro Warsame Hassan Ali oo macalin ka ah jaamacad ku taala Dalka Maraykanka (Texes) oo waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Wuxuu kaga waramay faaiidada ay waxbarashadu leedahay.iyo Siyaabaha looga faaiideysan karo marka la eego dhinaca horumarinta wershedaha,ganaciga , qaybaha kala duwan ee baahiyaha kala duwan ee dadku uga baahan yahay noloshooda iyo SIYAABAHA KALA DUWAN EE DALKA SOMALIYA UGA FAAIIDAYSAN KARAAN IYO TAAGEERADA UU KA GEYSAN KARO ISAGU.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.com