Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ samafale maxamed yusuf jamac(tigey) ayaa ka waramay xaaladda g/mudug ,samafalka iyo baahida jirta abaartii ka dib dhulka somaliyeed

    Waraysiga oo muhiim ah waxa Golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan siiyey Samafale Maxamed Yusuf (tigey) .waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya ayuuu kaga hadlay TIGEY  in abaartii ka dhacday dalka somaliya ay soo celisay kalsoonidii iyo is jeclaantii somalida ee ku  dhimatay Dagaalkii sokeeye ee somalida dhexmaray.

Sidoo kale wuxuu kale wuxuu aad uga waramay baahida jirta hadda ka dib abaartii SIMA. Sidoo kale wuxuu ka hadlay  xaaladda gobolka Mudug iyo ciidamada laysku dhafay, iyo arimo kale.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *