Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ wasiirka duulista hawada iyo garoomada puntland mudane ilyaas cisman (lugatoor)

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland  Mudane Ilyaas Cisman (LUGATOOR) oo Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan siiyey Waraysi  ayaa ka hadlay shaqada wasaaradu qabato, muranka weli ka jira qaybsiga Dhaqaalaha laga helo diyaaradaha isticmaala hawada Somaliya, Sidoo kale wuxuu ka hadlay sida ay u shaqeeyaan Garoomada Puntland iyo isbedeladii ay ku  samaeeyeen Maamuladii Puntland ee isbedeley.

Sidoo kale Wasiirku wuxuu faahfahiyey intii Maamulka madaxweyne Deni  Puntland maamulayey Heshiisyadii lagula galay Shirkadaha shisheeye Garoomada Diyaaradaha BOOSAASO IYO GAROOYE. ,nooca maalgashi ee shirkadaha iyo waxa laga qaban doono dhamaan garoomada Puntland. iyo arimo badan oo muhiima.

Weriye Dhegood.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *