Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ w/hore ee dekedaha iyo gaadiidka badda p/land,eng: c/llahi jamac salax, heshiisyada dekeda bosaso, dagaaladii bosaso ka dhacay, khilaafka madaxtooyada puntland—–

 Waraysigan uu siiyey Wasiirku Eng: Cabdullahi Jamac Saalax Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan waxaanu kaga waraysanay  Muranka hareeyey Heshiisyada lala galo shirkadaha Imaaraadka ee Dekeda Boosaaso, Dagaaladii ka dhacay Boosaaso  iyo cidda masuuliyada iska leh iyadoo siyaalo kala duwan looga hadlay, Heshiiskii Isimada Bari iyo Maamulka Puntland iyo Khilaafka ka dhex  jira Madaxweyne Dani Iyo Madaxweyne ku xigeenka Karaash, Baarlamaanka Puntland , garsoorka puntland iyo arimo dhowra oo kale .

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *