Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/musuq maasaqa hareeyey doorashada baarlamaanka somaliya ee 2016ka iyo aragtida ururada iyo dowladaha caawiya somaliya waxaa golaha1960 uga waramay Aqoonyahan faysal cabdi rooble.

f c rooblewaraysigan aadka u xiisaha badan ee Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey golaha1960 iyo wabsaydhada ku xiran ,wuxuu aad ugaga hadlay Musuq maasaqa hareeyey doorashada Baarlamaanka labada aqal ee somaliya .Qoraalada iyo aragtiyaha ururada iyo wadamada somaliya caawiya sida Maraykanka, Ingriiska, UNta Midowga afrika iyo midowga yurub.

Sidoo kale Wuxuu ku dheeraaday xalka somalidu ay kaga bixi karto dhibaatada haysa maanta iyo wadooyinka loo baahan yahay in loo maro Xalkaasi.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *