Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/prof saabir ayaa siiyey golaha1960 waraysi uu kaga waramay sababaha ay somaliya u la’dahay dowlad wanaagsan Q:1aad

sawirka golahaWaraysigan Q1aad Aqoonyahanku wuxuu kaga hadlay dowladihii ka horeeyey 1991 ee somaliyeed awood ahaan ,siyaasad ahaan iyo amni ahaaba .Sidoo kale wuxuu aad uGu dheeraaday sababaha aasaaska u ah iney somaliya weydo dowlad dhab ah iyo doorka ay dowlada shisheeye ku leeyihiin arimahaas.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *