Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/(qaybtii 2aad), Dr maxamud maxamed culusow ,dib u dhaca doorashada, khilaafka MW Farmaajo iyo Rw Rooble, mucaaradnimada xasan iyo shariif—–

  Waraysigan oo uu siiyey Dr Maxamed Maxamud Culusow Golaha1960 ayna su’aalo ku weydiiyeen Maamulka Golaha1960  wuxuu kaga waramay in dib u dhaca ku yimid doorashadu ay salka ku hayso Kursi jacaylka ka muuqday Raiisal wasaare ROOBLe, damaca boobka ah ee madaxda dowlad goboleedada, Sidoo kale wxuu ka hadlay Mucaaradnimada Madaxwenayaashii hore Xasan iyo Shariif , dhamaystir la’aanta Dastuurka iyo khilaafka Madaxweyne farmaajo iyo RW Rooble   doorka dib u dhacaas  doorashada ay ku  leeyihiin  iyo arimo badan oo MUHIIMA    Ha moogaan dhegeysigiisa Waraysigan—-

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *