Ciidamadda Sirdoonka Soomaaliya ayaa xabsiga u taxaabay Iimaamka Masjidka Abu Hureyra oo ku yaal suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Baadhitaan ay ciidamada amniga ka sameeyeen gudaha Masaajidka gelinkii
Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa ansixiyey mooshin ay soo diyaariyeen xisbiga Dimuquraadiga oo lagu joojinayo kaalinta uu Maraykanka ku leeyahay dagaalka ka socda wadanka Yemen. Maraykanka ayaa
Xasan Cali Kheyre Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay kororka dhaqaalaha soo gala dowladda Soomaaliya iyo hoos u dhaca deymo uu sheegay in lagu lahaa dowladda Soomaaliya, Wuxuuna
Dowladda Kenya ayaa maanta ku dhowaaqday in ay dowladda Soomaaliya isla ogaalaadeen in dib loo soo celiyo xidhiidhka labada waddan. Xiriirkan ayaa Xumaaday 16-kii Febraayo, kadb markii Kenya
Wararka laga helayo deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka ee shalay la wareegay deegaankaas ay qabteen gaari booyad ah oo lagu diyaarinayay