Wararka
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya in dowladda Kenya ay joojisay duulimaadyadii sida tooska ah uga bixi jiray magaalada Muqdisho, kuwaasoo tagi jiray garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee
Read More
Wararka
Ugu yaraan Sadex Qof ayaa ku Dhaawacmay Israsaaseyn kooban oo goor dhowayd ka dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kadib markii Ciidamada maamulka Jubaland ay isku dayeen in
Read More
Wararka
Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga Doorashooyinka iyo kan Axsaabta Siyaasadda ee ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka
Read More
Wararka
Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed madoobe ayaa sheegay in uu Magaalada Nairobi kula kulmay Masuuliyiin kasocday Beesha Caalamka iyo is arag ay yeesheen madaxda dowlad Goboleedyada kaas oo salka
Read More
Wararka
Ciidamada xoogga dalka ayaa saaka dagaal kula wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay tabisay Wakaaladda wararka ee SONNA. Sida wararku sheegayaan dagaal culus oo u
Read More
Wararka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow si degdeg ah u magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta, taasoo saacado ka hor uu iska casilay Daahir Maxamuud Geelle. Xilka
Read More
Wararka
Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa goor dhowayd ku dhowaaqay inuu xilkaas iska casilay. Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah
Read More