cod /barnaamijka falanqaynta siyaasadda golaha1960 waxaa lagu qaadaa dhigay madaxweyne xasan sheekh iyo raiisal wasaare cumar c/rashiid Mohamed Hassan | December 26, 2016 | Waraysi | No Comments Barnaamijka falanqaynta siyaasadda oo uu ka qayb qaatay aqoonyahan ka tirsan golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed ,oo had iyo jeer ka hadla falanqaynta arimaha siyaasadda ee dalka somaliya MR WARDHEERE .Iyadoo Barnaamijakan laysku barbardhigayey labada musharax ee u tartamaya jagada madaxweyne ee dalka somaliya 2016,.Taasoo diiradda lagu saaray waxqabadka iyo hogaan wanaaga ay leeyihiin labada musharax somalina ku dooran karto .Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Adan iyo Raiisal wasaare Cumar Cabdirashiid .labada sano ee 2015 iyo 2016. Weriye Dhegood puntlandes.com Saadaalnews.net.Arimaha.com Related Posts waraysi/ aqoonyahan cabdulqadir jengely ,shirkii dowlada ee dalka biljim,maxay ka qabteen somaliya u s a,china No Comments | Jul 26, 2018 waraysi/ garyaqaan c/waxid c/llahi warsame,maxaa hortaaga in somalidu dowlad dhisato dowlad dhab ah, No Comments | Oct 25, 2020 Waraysi/wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta, gaadiidka iyo isgaarsiinta Mudane Cabdullahi Ciilmooge No Comments | Jan 16, 2016 waraysi/ Aqoonyahan Faysal cabdi rooble : faaiidada heshiiska saddex geesoodka ah ee dalaka geeska Afrika, saamaynta jabuuti, dalaka geeska afrika iyo shiinaha No Comments | Sep 8, 2018 About The Author Dhegood Add a Comment Cancel reply Your email address will not be published. Required fields are marked *Comment:*Name:* Email Address:* Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.