bar bulshada/aqoonyahan muxumed maxamed ali ayaa ka hadlay qaabka cashuuraha dalka maraykanka golaha1960
Aqoonyahan Muxumed Maxamed Ali ayaa golaha 1960 uga waramay arimaha cashuuraha dalka somaliya iyo xaaladaha ku xeeran dadka waalidiinta ah ,ganacsatada yar yar qaababka ay sharci ahaan u xeraysan karaan cashuuraha,dadka da’da weyn,iyo weliba dadka dhibaatooyinka ka tirsanaya hay’adda cashuuraha dalka Maraykanka.iyo arimo badan oo kale.
Weriye Dhegood .
Puntlandes, saadaalnews, Arrimaha,Golaha1960
