waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag mudane maxamud ciyoon ayaa ka waramay mashaariicda horumarineed ee ka socda gobolka sanaag iyo xuskii 1da ogos/golaha1960
|
Waraysigan aadka u xiisaha badan gudoomiyuhu wuxuu kaga waramay xuskii dabaadega 1da ogos ee aasaaskii dowladda puntland ee ka dhacay Degmada BADHAN caasimadda gobolka sanaag
Sidoo kale gudoomiyuhu wuxuu ka waramay MASHAARIICDA horumarineed ee ka socda gobolka ayna qabatay dowlada puntland Afartii sano ee u dambeeyey.
Weriye Dhegood