Waxaa heshiis laga gaadhay khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug. Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Ciidamo ka socda loo dirayo Soomaaliya islamarkaana wax badan laga beddelayo siyaasadda Mareykanka ee la dagaallanka Al-shabaab. Petagonka Mareykanka ayaa qorsheynaya in xaddidaadda
Baarlamaanka Puntland waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxiixan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed)
Wararka laga helayo deegaanno hoostaga degmada Jarriiban ee gobalka Mudug ayaa kusoo warramaya in dagaal mar kale uu maanta ka qarxay. Dagaalka maanta waxaa ku dhintay in ka