Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay Laba Doorasho oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, Kuwaasi oo Axmed Madoobe iyo Cabdirashiid Xidig loogu kala doortay Laba Madaxwayne oo Hogaamin doona
Dowlada Kenya ku guulesatay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka kadib markii cod loo qaaday. Kursigan oo ka mid ah 10-ka kursi ee kor joogtada ka ah
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash) ayaa ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah Somaliland lagala laga geli karin midnimada iyo xuduudaha Puntland ee Sool