Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

war saxaafadeed/ prof: cabdullahi xasan maxamud (cabdullahi spanish) oo ka warbixiyey xaalada guud ee gobolka sool,cida ka masuula dagaalada ka socda gobolkaasi iyo jawaab cadna siiyey Muusa biixi iyo S n m

  (Golaha1960) Golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan

War-Saxaafadeedakan oo xambaarsan xaalada dhabta ah ee ka jirta dalka somaliya siiba Gobolka Sool.Sida Dagaalka dadka badani ku dhinteen ee in dhoweydba ka soconaayey dhulkaasi  taasi oo  uu sheegay Prof;Cabdullahi Spanish inuu masuul ka yahay Madaxweynaha maamulka S/land Muse Biixi.

Sidoo kale Prof  Spanish Wuxuu ka jawaabay Hadalo ka soo yeedhay Muuse Biixi  ,Sida Xuduudii Gumeysiga ayaanu leenahay oo u soconaa, Dowlada Somaliya ayaa nagu soo duushey ,iyo Arimo badan oo kale.

Prof Spanish wuxuu ka waramay Taariikhda Dalka iyo dadka Somaliyeed ,Gumaystihii Ingriisku dhibaatadii uu dadka somaliyeed ku hayey, iyo Gobolka Sool dadka ku nool Maamul ahaan meesha ay ka tirsan yihiin. iyo arimo badan oo kale. oo War-saxaafadeedku xambaarsan yahay.

Weriye. Dhegood

Webs.Puntlandes, Puntlandobserver,Saadaalnews.net iyo Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *