Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan axmed cali mascuud golaha1960 sida ay hay’adaha samafalku uga qayb qaataan dib u dhiska dalalka

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan  Axmed Cali Mascuud Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan siyaalaha kala duwan ee ay dalalka aduunku uga faaiideystaan hay’adaha samafalka caalamiga ah iyo kuwa wadaniga ah dib u dhiska iyo horumatinta dalalka burburay ama dib u dhacsan iyadoo loo marayo hab isku xira maamulkooda guud dowladduna ay si dhab ah uga war hayso waxqabadkooda iyadoo u maraysa maamulkaasi guud ee isku xidha hay’adaha dhamaan.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *