Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble ,muranka badda iyo mowqifka dowlada federalka Somaliya,dowlad deegaanka somalida iyo socdaalkii muse biixi ee itoobiya

         Waraysigan oo xambaarsan warbixin muhiima iyo xog’ogaalnimo indheergarad Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble wuxuu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan. Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble wuxuu ummadda Somaliyeed u caddeeyey dhul badeedka somaliyeed ee ay dowlada kiiniya damaca indha’laanta ah ku dooneyso iney ku qaadato inta uu le’eg yahay balaar ahaan iyo khayraad ahaanba.

Sidoo kale Aqoonyahan Faysal cadi Rooble wuxuu ka waramay maamulka Somalida ee dhulka somaliyeed ee itoobiya gumeysato sida uu uga gaabiyey dadka somaliyeed ee ay Oromadu dhibaatada ku hayso iyo maamul xumada hadda ka soo if baxday maamulkaasi.

Gunanadkii  Waraysiga  Aqoonyahan faysal Rooble Waxaanu wax ka weydiiney  socdaalkii uu Muse Biixi ku tegey Dalka Itoobiya iyo waxa ka soo baxay.  iyo arimo kale oo badan.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *