Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble, khilaafka dowlada federalka iyo madaxda jubaland,hunguriyeynta kiiniya ee jubaland, mustaqbalka jubalanad doorashada ka dib —-

    Waraysiga  Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ,Waxaanu Aqoonyahanka  si qoto dheer uga waraysanay khilaafka u dhexeeya dowlada federalka iyo madaxda Jubaland ee doorashada ka socota jubaland bishan 8/2019 meesha uu salka ku hayo .Dowlada Federalka oo sheegtay inaaney aqoonsan doonin natiijada ka soo baxda iyo Madaxda Jubaland oo ka dhega adaygtay  waraaqaha wasaarada arimaha gudaha iyo U N ta .

Sidoo kale Aqoonyahan Faysal Rooble waxaanu ka waraysanay  xildhibaanada ,xisbiyada iyo hogaamiyayaasha mucaaradka ee ku sii qulqulaya Magaalada Kismaayo, Hadalada saxaafada kiiniya isla dhexmarayaan ee ku saabsan Jubaland iyo arimo badan oo kale.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *