Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble ,xaalada d/deegaanka somalida, guuldarada amniga ee dfs,xiriir xumida dowlad goboleedada iyo federalka, wadahadalada s/land iyo doorashada jubland

 

Waraysigan aanu la yeelanay Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo guud ahaan koobaya xaaladaha kala duwan ee ka jira dalka Somaliya iyo Deegaanka Somalida ee Itoobiya gumeysato.

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble wuxuu aad uga waramay xaalada siyaasadeed ee ka jirta dalka Itoobiya iyo arimaha ka soo cusboonaaday isbedbedelka siyaasadeed ee hogaanka dowlad deegaanka Somaalida .  Sidoo kale waxaanu ka waraysanay guuldarada Dowlada federalka ka haysta wax ka qabashada amniga dalka iyo soo afjarida Alshabaab.

Sidoo kale waxaan aqoonahanka wax ka weydiiney xiriirka aad ka u xun ee dowlad goboleedada Jubaland ,Puntland iyo dowlada Federalka Somaliaya ,Doorashada Jubaland iyo muranka ka dhex aloosan musharaxiinta ,Isimada iyo maamulka Axmed Madoobe ………

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *