WARAYSI / aqoonyahan maxamud xasan suleemaan(cawil) oo ah musharax u taagan tartanka madaxweynaha somaliya
|Musharax Maxamud xasan Suleemaan (CAWIL) Wasiirkii hore ee Wasaaradda maaliyadda iyo Qorshaynta dowladda Federalka Somaliya, ayaa waraysi siiyey golaha1960,Golaha codka shacabka somaliyeed.
Waraysigan oo uu aad ugaga hadlay wax qabadkiisii markii uu ahaa wasiirka maaliyadda iyo qorshaynta,iyo waxa uu qaban doono haddii uu ku guuleysto Jagada uu u tartamayo ee ah Maxaweynaha soamliya.