waraysi/ gar,cabdiwaxid cabdullahi,go’aankii ka soo baxay ururka igad ee khilaafka dalalka somaliya iyo kiinya
Waraysigan uu Garyaqaan Cabdiwaxid Cabdullahi Warsame siiyey Golaha1960 wuxuu kaga hadlay go’aankii ka soo baxay gudidii xaqiiqa raadinta ay IGAD ugu dirtay khilaafka u dhexeeya dalalka Somaliya iyo Kiiniya, khilaafkaasi oo gaadhey in ay Soamaliya xiriirka diblamaasiyadeed u goysey dalka Kiiniya. Go’aankaas ay soo saareen ururka Igad oo ay Somaliya ku gacansaydhay.iyo arimo badan oo kale ayaanu Garyaqaanka kaga waraysanay oo ku saabsan ururka IGAD .
Weriye Dhegood
