waraysi/ gar,cabdiwaxid cabdullahi,go’aankii ka soo baxay ururka igad ee khilaafka dalalka somaliya iyo kiinya
| Waraysigan uu Garyaqaan Cabdiwaxid Cabdullahi Warsame siiyey Golaha1960 wuxuu kaga hadlay go’aankii ka soo baxay gudidii xaqiiqa raadinta ay IGAD ugu dirtay khilaafka u dhexeeya dalalka Somaliya iyo Kiiniya, khilaafkaasi oo gaadhey in ay Soamaliya xiriirka diblamaasiyadeed u goysey dalka Kiiniya. Go’aankaas ay soo saareen ururka Igad oo ay Somaliya ku gacansaydhay.iyo arimo badan oo kale ayaanu Garyaqaanka kaga waraysanay oo ku saabsan ururka IGAD .
Weriye Dhegood