Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/Eng:cabdicasiis xaaji maxamed ayaa golaha1960 siiyey waraysi uu kaga hadlay dhibaatooyinka somaliya ka jira &sida looga bixi karo

sawirka golahaWaraysigan oo uu aad ugu bal-balaariyey ENG Cabdicasiis Xaaji Maxamed  dhibaatooyinka somaliya ku habsadey waxyaabaha ay salka ku hayaan iyo wadooyinka loo mari karo daaweyntooda.Waxa kale oo uu tilmaamay sad bursiga iyo cadaalad darada ka jirta somaliya iney yihiin kuwa gaarsiiyey iney somaliya weydo dowlad wanaagsan oo somaliya ka dhalata.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnew,Golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *