Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/gudoomiyaha mac-hadka cilmi baarista arimaha geeska afrika (IHASA) xamse warfaa/ golaha1960

sawirka golahaWaraysigan   oo ku salaysan aqoon cilmiyeed ku aadan Geeska Afrika (somaliya) uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan  Gudoomiyaha Mac-hadka cilmi baarista arimaha geeska afrika Mudane Xamse Warfaa,waxuu kaga hadlay xalinta khilaafaadka somalida dhexdeeda ah ,isbedelka ka dhacay Somaliya dhinaca hogaanka iyo waxyaalaha laga filaayo Madaxda cusub ee dalka Maraykanka iyo wadamada aynu deriska nahayba.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo Golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *