Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Boris Johnson oo ku guuleystay jagada Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska. Johnson oo mar soo noqday duqa caasimadda London ayaa
Nala Daawo: Hadal aad u qiimo badan oo General Cadde Muuse AUN uu ka jeediyey Madaxtooyada Dawladda Puntland Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Monday, July 22,
MASUULIYIINTA GOBOLKA BARI OO KA HADLAY XARIGA XUBNO KA TIRSAN GUDDIGA DHISMAHA WADADA BARTAMAHA MAGAALADA BOSAASO MASUULIYIINTA GOBOLKA BARI OO KA HADLAY XARIGA XUBNO KA TIRSAN GUDDIGA DHISMAHA
Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur oo warbaahinta goor-dhaweyd la hadlay ayaa beeniyey in dib loo celinayo lacag dhan $220Kun dollar ah taasi oo dowladda Soomaaliya
War-saxafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa lagu qaadacay Gudiga ay dowladda federaalku u magacowday wahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Warsaxafadeedka ayaa lagu sheegay in magacaabista