Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday dalka Mareykanka Amb. Cali Shariif Axmed ayaa laga guddoomay nuqul ka mid ah waraaqadihiisa aqoonsiga, kaddib muddo bilo ah oo uu
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hor yimid qorshaha la doonayo in Ciidamada AMISOM looga saaro dalka Soomaaliya, isagoo tilmaamay inay Ciidamada Kenya baaqi kusii ahaan doonaan
Ciidamada Booliska gaar ahaa kuwa Dambi baadhista ee CID ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka ganacsata carruurta, kuwaasoo ka kooban 11 ruux, Islamarkaana lagu Raad Joogay Muddo Bil
Ciidamada Amaanka Puntland ee ku sugan Degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa maanta xidhay Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suldaan Suus guddoomiye kuxigeenkii Somaliland u qaabilsanaa Badhan. Xadhiga Cabdiraxmaan ayaa