Waxaa heshiis laga gaadhay khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug. Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Ciidamo ka socda loo dirayo Soomaaliya islamarkaana wax badan laga beddelayo siyaasadda Mareykanka ee la dagaallanka Al-shabaab. Petagonka Mareykanka ayaa qorsheynaya in xaddidaadda
Baarlamaanka Puntland waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxiixan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed)
Wararka laga helayo deegaanno hoostaga degmada Jarriiban ee gobalka Mudug ayaa kusoo warramaya in dagaal mar kale uu maanta ka qarxay. Dagaalka maanta waxaa ku dhintay in ka
Wasiirka Deegaanka dowladda Puntland Ismaaciil Diiriye Gamaadiid ayaa Garowe ka furay shir looga tashanayo samaynta sharciga abuurka beeraha Puntland. Posted by Puntland State TV on Sunday, December 8,
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Dowladda Puntland ayaa Dalka Marekanka uga qayb galay daah furka mashruuc lagu tayeynayo waxbarashada puntland,Mashruucan oo lagu magacaabo IFIYE Posted by