Wararka
Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga Doorashooyinka iyo kan Axsaabta Siyaasadda ee ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka
Read More
Wararka
Madaxwaynaha maamulka Jubbaland Axmed madoobe ayaa sheegay in uu Magaalada Nairobi kula kulmay Masuuliyiin kasocday Beesha Caalamka iyo is arag ay yeesheen madaxda dowlad Goboleedyada kaas oo salka
Read More
Wararka
Ciidamada xoogga dalka ayaa saaka dagaal kula wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay tabisay Wakaaladda wararka ee SONNA. Sida wararku sheegayaan dagaal culus oo u
Read More
Wararka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow si degdeg ah u magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta, taasoo saacado ka hor uu iska casilay Daahir Maxamuud Geelle. Xilka
Read More
Wararka
Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa goor dhowayd ku dhowaaqay inuu xilkaas iska casilay. Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah
Read More
Wararka
"Su'aalaha adag ee hadda taagan waa qaybsiga khayraadka dalka iyo awood qaybsiga oo dastuurku qeexo, waa in la qeexo nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa", ayuu yiri Safiirka
Read More
Wararka
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo ka mid noqotay Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka ayaa Faahfaahin ka bixisay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha Mareykanka Trump oo xoogeystay
Read More
Wararka
Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa magaalada Addis Ababa kaga qeyb-galay shir looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya. “Waxaa magaalada
Read More