Magaalada Jabuuti waxaa ku kulmay Siyaasiyiin Xilal-sare ka hayay Labada Dal Ee Soomaaliya Iyo Jabuuti. Raga halka Kulmay ayaa Xilal-sare ka haya Dalka Jabuuti Oo uu Hogaaminayay Raisal-Wasaaraha
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Tiro Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo ku soo dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, oo ay degan yihiin Madaxda dowladda iyo qaar ka mid
Maxkamadda Darajada Koowaad ee gobalka Nugaal ayaa dil toogasha ah ku xukuntay 5 eedaysane oo loo haystay iney kufsi wadareed ka gaysteen magaalada Gaalkacyo (22 Febraayo). Xukunkan ayaa
Puntland ayaa shaacisay goor dhowayd in afar qof loo xidhay fal foolxun oo lagu la kacay gabadh yar oo lagu kufsaday magaalada Galkacyo, kadibna la dilay. Guddoomiyaha gobolka
Sida laga soo xigtay saraaakiil ka tirsan ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM waxaa bilaawday dib u celinta ilaa 1,000 askari oo ka mid ah ciidamadooda
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku maalgalin doonto boqolaal milyan oo dollar oo loogu tala galay in sare loogu qaado Kabayaasha dhaqaallaha iyo Arrimaha Gargaarka.