Maansada FARRIIN XILDHIBAAN oo ku socota Xildhibaannada doorashada ku dooranaya Madaxweynaha Soomaaliya ee afarta sano oo soo socota wuxu Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle kula dardaarmayaa in xildhibaannadu iska
WARAYSI/AQOONYAHAN YALAX AYAA GOLAHA1960 UGA GUDBIYEY DADKA SOMALIYEED SIDA DALKA SOMALIYA BURBURKA UGA SOO KABAN KARO+HOGAAMIYAHA AY U BAAHAN YIHI Barnaamijakan (waraysigan) oo xambaarsan aqoon cilmiyeed ku aadan
Saaka waxaa la doortay labada ku xigeen ee baarlamaanka 10 aad ee somaliya waxaana ku kala guuleystey . Ku xigeenka Kowaad ee baarlamaaanka waxaa ku guuleystey C/weli sh
Doorashadii baarlamaanka ee ka dhacday iskuul boolisiya ee magaalada Muqdisho 1/11/2017 ee loogu tartamayey gudoomiyaha baarlamaanka somaliya. Doorashadaasi oo ay ku tartamayeen afar xildhibaan waxaa codeeyey 259 xildhibaan.
Wararka ka imaanaya degmo xeebeedka EYL ee gobalka Nugaal ayaa sheega in ciidamada badda Puntland weerar ku qaadan maanta doonyo si sharci darro ah uga kuulaysanayay deegaannada bari