Waxaa maanta la shaaciyey Liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlmaanka Labaad ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Kadib markii markii uu dhamaaday Wakhtigii la doortay Xildhibaanadii Hore ee Koonfur Galbeed.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo joojiyay gebi ahaan duulimaadyaddii Caalamiga ahaa ee imaan jiray Magaalada Muqdisho iyo kuwii ka bixi jiray. Wasiirka
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay khatarta sii kordheysa ee ku wajahan nabadda iyo amniga qaaradda Afrika ee ka imanaya argaggixisannimada. 15ka xubnood ee