waxaana si rasmi ah uga furmay isla 22/6/16 shirka ay u yimaadeen madaxda madasha wada tashiga qaran .Shirkaasi oo la filaayo inuu noqdo ka uGu dambeeya shir ay
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan iyo ciidamo uu horkacayo ayaa maanta la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bari, iyadoo ciidankiisa ay aad u hubeysan yihiin.
Al-Shabaab ayaa jidka u galay kolonyo ay la socdeen ciidamada Kenya oo marayay deegaan ku dhow degmada Mandhera ee gobolka waqooyi Bari Kenya. Weerarka ayaa ka dambeeyay markii
Dawlada Kenya ayaa xidhay xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan xadka u dhexeeya labada magaalo ee mataanaha ah ee Mandheera oo dhanka Kenya ah iyo Balad
Xaaladda Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud oo ay ku Dagaalameen Ciidamo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa degan,kadib markii uu istaagay Iska hor imaad Duledka Magaalada Cadaado ku