Diyaarado dhowra iyo Baabuur is daba jooga ayaa maalmahan ku ququlayey magaalada boosaaso kuwaasi oo ay saran yihiin wufuud ,rakaab iyo ganacsato ka kala yimid magaalooyin kala duwan ,waxaa
Saaka waxay magaalada Bosaaso iyo dhamaan dadka reer puntland ku waaberiisteen farxad ay isku salaamayeen waa maalin ku weyn puntland iyo somaliya oo dhan taasoo ay xaqiijisay diyaarad
Waxaa lagu balansan yahay 8/1/2016 in la furo garoonka diyaarada magaalada Bosaso dhowaan laga dhamays tiray,kaasi oo madaxda puntland kuwii hore ,kuwa hada jooga ,isimo iyo dadweyne farabadani ay ku balansan
U qaybsanaha wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiya ayaa qiratay in ay diyaarinayaa xarun weyn oo lagu tababaro ciidamada soomaliya si kor loogu qaado tayada ciidamad dalka ,taasoo
Kulan ayey ku wada yeesheen Magaalada Bosaaso Gudoomiyaha gobolka bari Yusuf Mahamed Wacay iyo ganacsatadii ka cabaneysey kordhin lagu sameeyey cashuuraha laga qaado alaabada ka soo degta Dekedda Bosaaso
Waxaa madaxweyne ku xigeenka kowaad ee jubbaland janaraal Fartaag ,wasiiro oday dhaqameedyo xubno ka socda ururada bulshada iyo dadweyne fara badan ayaa soo dhoweyn ugu sameeyey Garoonka diyaaradaha
Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhiga booliska ee Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.Ciidamada amaanka ee ku sugnaa Saldhigaasi ayaa iska caabiyey weerarkaasi