Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse
Waa barnaamij gaara oo taariikhda Somalida meel ka geli doona: Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa barnaamijkan ku sharaxaya Taariikhda halgankii ee ay somalidu u soo martay xoriyada iyo
Dacwad muddo dheerba soo soctay oo u dhaxeysay xildhibaan Aadan Barre Ducaale iyo guddoomiye ku-xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayeey ugu danbeyntii go’aan ka gaartay maxkamada
Dowlada qadar ayaa maanta dekedda muqdisho ka soo dajisay ilaa 30 gaari oo ay ugu tala gashay in ay Ku shaqeeyaan ciidamada booliska soomaaliyeed. Gawaaridan oo noocoodu yahay